News
Doodaha uu Garsoore Cabduqawi Axmed Yuusuf ku soo gudbiyay maqaalkii uu qoray 1980kii waxay sal u noqdeen mabda’a in heshiis uusan ku qotomin sharci… Sii akhri ...
Israa’iil ayaa xalay Iran ku qaaday weerar militari oo weyn, kaasi oo ay ku bartilmaameedsatay xarumo muhiim ah, oo ay ka mid yihiin warshado Nukliyeerka iyo dhismayaal ay daganaayeen saraakiil sar ...
Roob Miraale ah oo xalay saq barkii curtay ayaa maaruqay inta badan dooxooyinka Nugaaleed ee dhaca Gobollada Sool iyo Nugaal, halkaasi oo uu saacado badan ku da’ayay Roobkaasi. Roobkan mahiigaanka ah ...
In 2022, the President of Jubaland State of Somalia, Ahmed Mohamed Islam, skilfully outmanoeuvred Puntland’s… Sii akhri ...
Xisbiga Horseed oo uu hoggaamiyo wasiir ka tirsan xukuumadda Siciid Deni ayaa sheegay in uu si adag uga horjeedo fara-gelin siyaasadeed oo Villa Somalia ku hayso nidaamka dowliga ah ee Puntland.
Dowladda Puntland oo xalay bayaan kooban soo saartay ayaa sheegtay in ay soo afjartay koox ka tirsan firxadkii argagixisada Daacish oo ku go’doonsanaa godka Curre oo dhaca togga Baallade. Xafiiska ...
Sanadihii u dambeeyay, waxaa si isa soo taraysa u kordhaya tirada dhalinyarada Soomaaliyeed ee tahriibaya, iyaga oo u ...
Abdulkadir M. Mohamud Geddi, the Mayor of Garowe, the administrative capital of Puntland State of Somalia,… Sii akhri ...
Dowladda Puntland oo ka hortimid gogoshii uu iclaamiyay madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa sheegtay in aysan qeyb ka noqon ...
Puntland oo markii u horraysay ka hadashay shakhsiyaad Reer Koonfur Galbeed ah oo ku xiran Gaalkacyo
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland, Faysal Shiikh Cali ayaa markii u horraysay jawaab ka bixiyay wararka ku saabsan in shakhsiyaad ka soo jeeda Koonfur Galbeed si afduub ah loogu haysto magaalada ...
Ciidamada Amniga Puntland oo hawlgallo ka wada magaalada Boosaaso ayaa qabtay xubno lagu tuhunsan yahay in ay ka tirsan yihiin firxadkii mileeshiyaadka Daacish ee ka soo cararay togga Baallade.
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results